Weeraro dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay degaano hoos taga Boosaaso

Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ay ku qarxday miino dhuka lagu aasay xili ay hawlgal socod ah ku marayeen Toga Bali-khadar oo cirifka ku haya Buuralayda Galgala. Dhaawaca iyo askariga dhintay maydkiisa ayaa la keenay Isbitaalka Magaalada Boosaaso. Dhinaca kale, gaari safar ah oo … Continue reading Weeraro dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay degaano hoos taga Boosaaso